SOMALILAND OO SI ADAG UGA HADASHAY DIL XALAY KA DHACAY DARARWEYNE

maxamed xaaji aadan

Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha iyo Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan ayaa gaadhay degaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag oo xalay hal qof lagu dilay deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, isagoo si adag uga hadlay dhacdadan.

Wasiirka ayaa tacsi u diray eheladii marxuumka, sidoo kale wuxuuna ciidamada Somaliland ku amray inay soo qabtaan gacan ku dhiiglihii dilka gaystay.

DAAWO: