SAWIRO XAALADA DEGAAMADII AY KU DAGAALAMEEN JAMHADA CAARRE IYO CIIDAMADA SOMALILAND

ciidamada sl iyo jabhada caarre1
AMBALAASKAN WAXAA HOREY U WATEY JABHADA CAARRE

Xaalad kacsan ayaa laga dareemayaa degaamada ay maanta ku dagaalameen Ciidamada Somaliland iyo qaar ka mid ah Jabhada korneyl Caarre.

Ciidamada Somaliland waxay gacanta ku dhigeen gaadhi ambalaas ah oo Jabhadu haysatay.

Weli war xaqiiqo ahi kama soo bixi khasaaraha labada dhinac.

ciidamada sl iyo jabhada caarre1
AMBALAASKAN WAXAA HOREY U WATEY JABHADA CAARRE
ciidamada sl iyo jabhada caarre2
CIIDAMADA SOMALILAND