Mooshinkii lagu kordhinayay Tirada Gudida Doorashooyinka Somaliland oo fashilmay

golaha baarlamaanka somaliland

Mooshinkii lagu kordhinayay tirade gudida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa jabay,sida uu garyaqaanka golaha wakiilada Somaliland saaka ka horsheegay golaha Wakiilada.

Waxaana fasax bil iyo dheeraada la geliyay xildhibaanada golaha wakiilada, sida uu sheegay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo fadhiga saaka gudoominayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here