DAAWO UURCADE: MADAXWEYNIHII AAD BAADA KA QAADI JIRTEEN MA JOOGO

uurcade baashe mcade

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani ayaa si cadho leh uga jawaabay hadalo ka soo yeedhay Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Cadde, kuwaas oo uu ku dalbanayey in xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland haddii la doonayo inay kuraasta baneeyaan lacag la siiyo.

Xoghayaha oo arintaas genefka ku dhuftay ayaa sheegay in aanu meesha joogin Madaxweynihii ay baada ka qaadi jireen.

DAAWO HADALKII UURCADE:

NO COMMENTS