Daawo Madaxweyne Muuse Biixi: Ninkii nabada diida waan edbinaynaa

madaxweyne muus biixi2

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlay Magaalada Caynabo ayaa sheegay in uu nabad ku baaqayo, ninkii nabada diida uu edbin doono.

DAAWO: