Daawo Garabka toosinta ee Waddani oo shaaciyey in Khilaafkii Xisbiga Waddani soo afjarmay

osman qawdhan iyo cirro
Gudoomiyaha Garabka Toosinta Osman Qawdhan iyo Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro

Warsaxaafadeed ay maanta Magaalada Hargeysa ku qabteen Gudoomiyaha Garabka Toosinta ee Xisbiga Waddani iyo Xoghaye kuxigeenka Arimaha Gudaha Waddani ayaa lagu shaaciyey in Khilaafkii beryahanba ka taagnaa Xisbiga Waddani uu soo afjarmay oo laga heshiiyey.

Murankan oo dacwadi ka socotay ayaa hada garabkani sheegay inay ka tanaasuleen dacwadaas.

DAAWO WARSAXAAFADEEDKII: