Daawo Garaad Kulmiye G Dool G Wiil Waal oo ku dhawaaqay in Gogoshii nabadeynta Beelaha Sool Jigjiga la dhigay

garaad kulmiye

Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool G Wiil Waal oo ku dhawaaqay in Gogoshii nabadeynta beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamayey degaanka dhumay ee Gobolka Sool la dhigay Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Kilinka 5aad.

DAAWO: