Daawo Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Buuhoodle ka furtay xafiiskii socdaalka iyo Jinsiyadaha

xafiis socdaalka jinsiyadaha buuhoodle1

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Buuhoodle ka furtay xafiiskii ugu weyna ee socdaalka iyo Jinsiyadaha.

Xafiiska ayaa laga furay xuduuda u dhexaysa dalka Somaliya iyo Ethiopia.

DAAWO:

xafiis socdaalka jinsiyadaha buuhoodle2xafiis socdaalka jinsiyadaha buuhoodle3xafiis socdaalka jinsiyadaha buuhoodle4xafiis socdaalka jinsiyadaha buuhoodle5xafiis socdaalka jinsiyadaha buuhoodle1xafiis socdaalka jinsiyadaha buuhoodle7xafiis socdaalka jinsiyadaha buuhoodle6