DAAWO CALI KHALIIF OO HANKIISII IYO SIYAASADIISII KU KOOBMAY RAAS HOOSE

Cali Khaliif

Nin Carab ah ayaa wiil uu dhalay halka dadka kale horey u socdaan, isagu gadaal gadaal u socday, dabadeedna aabihiis baa dhakhtar geeyey, wuxuu ka codsaday bal inuu baadho sababta uu wiilku horey ugu socon la yahay.

Dhakhtarkii ayaa ugu jawaabay war wiilka iska daa markuu weynaado Ciidamada Carabta ayuu gelayaa, oo marka yuhuudo soo caydhsato isagu markiiba gadaalgadaal uu u ordayaa. Arintani waa dacaayad lagu sharaxayo sida Ciidamada Israaiil ay maalin walba u soo caydhsadaan Ciidamada Carabta.

Wiilkan waxaa la mid ah CALI KHALIIF GALAYDH oo maanta hankiisii iyo siyaasadiisii hoos ugu sii dhacday raas hoose (Bahararsame), isagoo la maqaam noqday dadkii loogu yeedhi jiray horgalada ama caagleyaasha.

DAAWO ODAY CALI OO XIDHXIDH JOOGA BEEL HOOSENA SHIRINAYA:

NO COMMENTS