Soomaalida Nairobi oo 80 Kun u ururisay MCH yada Magaalada Carooley

qurbejoog khaatumo2

Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya ayaa dhaqaale balaadhan u ururshay mashaariic muhiim u ah nolosha aasaasiga ah ee Magaalada Carooley ee Gobolka Sool.

Hirgelinta dhaqaale ururinta waxaa suurtageliyey qaar ka mid ah qurbajoogta degaamada SSC.

Maaha markii ugu horeysay ee qurbejoogta degaankaasi ay suurtageliyaan mashaariic muhiim u ah.

DAAWO XAFLADII QAADHAAN URURINTA:

NO COMMENTS