PUNTLAND OO WAR KA SOO SAARTAY DAGAALKA KA SOCDA DEGAANKA TUKARAQ EE GOBOLKA SOOL

golaha wasiirada puntland

Puntland ayaa war ka soo saartay dagaal saaka ka qarxay deegaano ka tirsan Gobolka Sool oo u dhaxeeyay ciidmada Puntland iyo Somaliland. HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKII:
warsaxaafadeed dagaalka tukaraq

NO COMMENTS