Madaxweyne Farmaajo oo Baaq kasoo saarey colaadda Tukaraq iyo Ceel Afweyn

Madaxweyne farmaajo

War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa looga hadlay dagaalka saaka oo Talaado ahayd dib uga qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Somaliland iyo colaada Ceel Afweyn.

AKHRISO BAAQII MADAXWEYNE FARMAAJO:
baaq farmaajo dagaalka tukaraq

NO COMMENTS