Daawo Taksiga mustaqbalka oo la filayo inuu noqdo mid duulaya oo hawada maraya

ehang taxi

Dalka Shiinaha waxaa lagu farsameynaa Taksiga mustaqbalka ee ay dadku raaci doonaan, kaas oo hawada maraya islamarkaana ah diyaarad nooca drone-ka loo yaqaan. Waxaa taxigan loo bixiyay magaca EHANG 184, waxaana uu qaadaa hal qof oo ugu badnaan boqol kiilo gaaraya, waxa uuna kor u duuli karaa ilaa 23 mirir.

NO COMMENTS