Daawo Siyaasi Reer Sool oo dadka Isir ahaan ka soo jeeda Beesha Daarood uga digay Burco iyo Hargeysa

bowda dheere

Cabdi Kariim Cali Nuur oo ka mid ah Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa digniin u diray Ardayda, Ganacsatadab iyo dadka safarka ah ee Isir ahaan ka soo jeeda Beesha Daarood inay iskaga baxaan Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.

Hadalka Siyaasi Cabdi Kariim ayaa daba socda, hadalkii Faysal Cali Waraabe uu Ardayda qabaailkaas ka soo jeeda uu farta ku fiiqay.

Cabdi Kariim wuxuu ku baaqay in dagaalka laysku barbartaago Ciidamada Puntland, iyo Dawladooda.

DAAWO SIYAASI CABDIKARIIM CALI NUUR:

NO COMMENTS