Daawo Caaqil Axmed Hoolif oo sheegay inaanu mabdaiisa ka leexan doonin, Garaad Jaamacna ku wada socdaan

Caaqil Axmed Hoolif

Caaqil Axmed Hoolif oo maanta kulan la yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo beryahanba la sheegayey inay ishayaan ayaa cadeeyey in aanu haba yaraate waxba ka bedelayn oo aanu ka leexanaynin mabdaiisii uu ku taagnaa, ee uu horey u baahiyey. Caaqilka ayaa ku daray inay arinkaas Garaad Jaamac ku wada socdaan.

NO COMMENTS