Ciidamadii Booliska Somaliland ee degmada Taleex oo ku biiray Ciidamada Puntland

booliiska taleex pkuwareegay

Ciidamadii Booliska Somaliland ee degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa ka goostay Somaliland, iyagoo ku Biiray Ciidamada Puntland.

Waxaana ciidamada soo dhoweeyay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland Dr. Faarax Maxamed Warsame iyo Gudoomiyaha Degmada Taleex Maxamuud Jaamac Shaacuur, Waxaana sidoo kale halkaasi ka hadlay Qaar kamid ah Ciidamada.

NO COMMENTS