Akhriso diiwaangelinta shirkad maalgashi oo ay sameysteen Masuuliyiin Somaliland ka tirsan

somaliland investment company limited1

Akhriso diiwaangelinta shirkad maalgashi oo ay sameysteen Masuuliyiin Somaliland ka tirsan, kuwaas oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arimaha Dibada, Sacad Xaaji Cali Shire, Wakiilka Imaaraadka Baashe Cawil, kuwo ka mid ahaa xukuumadii hore.

NO COMMENTS