Somali BBC
04:00 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Radio VOA
06:30 AM
04:00 PM
07:00 PM
08:00 PM
Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka hadlay Dastuurka Cusub ee Soomaaliya sheegayna in ay go,aan ka Gaari karaan Heyadaha DKMG ah oo Wada Jira.
September 4/2010, 10:04 am
Xildhibaanada baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwanaaday howlaha Dastuur u sameynta dalka Soomaaliya.
September 4/2010, 8:12 am
Khilaaf xoog leh oo ku saabsan dastuurka cusub ee federaaliga ah ayaa ka dhex taagan Madaxweynaha iyo Raiisal-Wasaaraha DKMG ee Somaliya.
September 4/2010, 8:01 am
Magaalada Muqdisho oo maanta degan iyo dadkii oo halay fursad ay Jimceystaan kuna tukadaan masaajida.
September 3/2010, 2:57 pm
Ciidan ka tirsanaa dowladda KMG ayaa la sheegay inay ka goosteen, una galeen dhaqdhaqaaqa Al Shabaab ee gobollada Bay iyo Bakool.
September 3/2010, 2:49 pm
Ururka midowfa Yurub oo lacag gaaraysa 47-Milyan oo Yuuroow ugu deeqay howlgalka Ciidamada AMISOM ay ka wadaan Soomaliya si ciidamadaasi ay ugu fududaato in ay nabad ku soo dabaalaan gudaha dalka Soomaaliya.
September 2/2010, 5:32 pm
Dowladda wadanka Ingiriiska ayaa beesha Caalamka ugu baaqday in dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacan siiyo dagaalada ay kula jirto Xarakada Al Shabaab iyo Ururka Xisbul Islaam.
September 2/2010, 3:51 pm
Ciidamada AMISOM ayaa duqeeyey Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho halkaas oo ay tuhunsanyihiin In Alshabaabku kusoo gabadaan.
September 2/2010, 3:26 pm
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa socdaal ku tegay magaalada Muqdisho oo xoogaa xasilloonayd ka dib markii labo toddobaad ku dhowaad ay halkaas ka dhacayeen dagaallo ay ku dhinteen in ka badan boqol qof, boqollaal kalana ku dhaawacmeen.
September 2/2010, 3:15 pm
Al Shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa si aada isugu khilaafsan Magaca ay doonayaan inay ku midoobayaan.
September 1/2010, 3:43 pm
Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Amniga iyo Nabadeynta Ramantana Lamamra ayaa sheegay in ay ciidamada AMISOM aysan ka bixi doonin Soomaaliya.
September 1/2010, 3:30 pm
Madaxweynaha Marekanka, Barack Obama, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu dhamaaday hawlgalkii dagaalka ee ciidamada Mareykanku ay ka wadeen Ciraaq.
September 1/2010, 3:10 pm
Robinho oo u wareegay Milan heshiis 4 sano ahna u saxiixay
August 31/2010, 11:55 pm
Paulo Ferreira oo Shaaciyay Inuu Ka fariistay ciyaaraha caalamka
August 31/2010, 11:46 pm
Taliyihii Xabsiga Laascaanood oo cawa la diley
August 31/2010, 6:23 pm
Kalfadhiga ay yeelanayaan golaha degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lagu wadaa inuu dib u furmo.
August 31/2010, 5:02 pm
Soomaalida Ku Nool Dalka Liibya Oo Eedeyey Kulal u Soo Jeediyey Safaadara Ay Soomaalidu Ku leedahay Libiya.
August 31/2010, 4:41 pm
Ugu yaraan 9 qof ayaa Ku geeriyootay in ka badan 20 kalana waa ay ku dhaawacmeen duqeyn galinkii danbe ee Maanta lagu garaacay suuqa Bakaaraha ee Magaalada Moqdisho.
August 31/2010, 4:06 pm
Dowladda Wadanka Uganda ayaa sheegtay inay 10-kun oo askari Somaliya u soo dirayso hadii dhaqaalaha ay bixinayso dowladda Maraykanku.
August 31/2010, 4:05 pm
Qarax Miino oo galabta gaadiid ay saarnaayeen dad shacab ah ku haleelay wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho iyadoo halkaasina ay ka dhasheen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
August 31/2010, 3:58 pm
Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegtay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u soo afjarayso dagaalada ay kula jiraan Ciidamada Xarakada Al Shabaab iyo kuwa Xisbul Islaam.
August 31/2010, 3:49 pm
Xasan Daahir “ Shariif Waxaa uu qaaday wado ka xun wadadii C/laahi Yuusuf”
August 31/2010, 12:43 pm
Isku dhacyo iyo duqeymo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Maalintii 9 aad Magaalada Muqdisho waxaa ay ku dhexmareen Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab.
August 31/2010, 12:35 pm
Liverpool oo dadaal weyn ugu jirto iney hesho Pazzini.
August 30/2010, 9:00 pm
madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh axmed ayaa mar kale qaylo dhaan u dirsaday beesha Caalam isagoo codsaday in wax laga qabto kooxaha dawlada la dagaalamaya.
August 30/2010, 3:21 pm
Afar askari oo ka tirsan ciidamada midowga africa ee AMISOM, ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen magaalada Muqdisho.
August 30/2010, 3:11 pm
Dagaal culus ayaa maanta mar kale dib uga bilowday magaalada Muqdisho.
August 30/2010, 3:08 pm
Gudoomiyaha iyo kuxigeenka Degmada Qardho oo maanta la doortay iyo Wasiiro katirsan Xukuumada dawlada puntland oo goob joog ahaa
August 29/2010, 6:56 pm
Ciidankii Horay SSC u aaday ay khaldeen kooxda fidmowaleyaasha ah ee ay hogaamiyaan Xaglotoosiye iyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo dib ugu soo laabtay puntland iyo ciidamadii ay ka tirsanaayeen.
August 29/2010, 12:54 pm
Dagaalo iyo duqeymo goos goos ah oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab ayaa Maalintii 7 aad waxaa ay ka dhaceen gudaha degmooyinka Hodon, iyo Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho.
August 29/2010, 12:38 pm

Previous<<<<>>>>Next(Wararkii hore)

Riwaayad Metelaysa Siyaasada Beesha Dhulbahante (Qore Kamaal Digaale).
August 27/2010, 4:58 am
Col Tacabir: ” Magaca SSC Koox Dana Gaar ah Leh Ayaa Ku Qaraabata waxayna soo kordhiyeen inay degaamadii SSC Somaliland u gacangeliyaan.
August 21/2010, 1:29 pm
Xagletoosiye wuxuu soo hardiyey gidaarkii ugu dambeeyey, wuxuuna soo taabtay meeshii ugu dambeysay ee awoodiisu gaarsiiso? Wuxuu godoon ku yahay Buuhoodle xageese uga dhaqaaji doona? Maxaase ka jira in siyaasiyiin ruug cadaa ahi ku shaqeysanayeen oo marba meel laf ugu tuurayeen uuna iskula sii deynayey?
July 18/2010, 10:53 am
SSC ma katashanayaan Isimada karaamadii, midnimadii iyo sharaftii beesha burburiyey ee sida xun u isticmaalay? Mayska deynayaan madaxdhaqameedkeena baa noo taliya? Ma ka ilbaxayaan Isimkayagii baa la caayey oo anagaa naloo jeedaa? Maxay Isimada SSC umada u sheegi doonaan fashilkii Buurowadal kadib?
July 18/2010, 10:50 am
Keyse Cabdi Yusuf Gudoomiyihii hore ee Gobolka Cayn ayaa ku dhawaaqay in uu isaga baxay kooxda uu hogaamiyo Xaglatoosiye Musharaxii lagaga Awood roonaaday doorashadii Puntland 2009.
July 14/2010, 6:04 pm
Tartankii ka mid noqoshada Xukuunada Axmed Siilaanyo oo Hargeysa ka bilowday iyo Cali Sandule oo noqday Siyaasiga ugu macquulsan xubnaha SSC ee Somaliland ku jira.
July 14/2010, 2:09 pm
Press Release: On Illegal Somali Banknotes entering Galkayo (Mr. Abdi Ibrahim Warsame (Qowdhan) Deputy Minister of Finance who is also Acting Minister of Finance)
July 8/2010, 9:49 pm
Dawlada Puntland oo Qoraal kasoo saartay Lacagtii Laga qaatay Garoonka Gaalkacyo (Warsaxaafadeed Wasiirkuxigeenka Maaliyada Cabdi Qawdhan Warsame (Cabdi Qawdhan).
July 7/2010, 6:44 pm
Shacabka Gobolka Cayn ayaa si wadajir ah uga horyimid Fidmowaleyaasha uu Hogaamiyo Xagletoosiye iyo Kooxda oo iminka sugaysa inuu doorashada Somaliland ku guulaysto Xisbiga Kulmiye oo shaqo u balanqaaday.
June 23/2010, 3:23 pm
MAXAY SHAREECADA ISLAAMKU KA QABTAA KOOXDA FIDMOWADEYAASHA EE AY HOGAAMIYAAN JAAMAC GARAAD CALI IYO XAGLETOOSIYE IYO KUWA DABADA KA AFUUFAYA.
June 20/2010, 7:24 pm
Danta SSC Shir Telefoon, Gaadhi Landcruiser ah iyo Sawirrada Internetka way ka wayn tahay
June 14/2010, 3:55 pm
Halganka Xoraynta SSC: Maxaa qabsoomay, maxaa qaldan, maxaa qabya ah? Afhayeenka Ururka NSUM Osman Hassan Haji Omar
June 12/2010, 12:33 am
Khalkhal Gelinta iyo Jahwareerka baahsan ee lagu hayo Guud ahaan shacabka Puntland gaar ahaana bulsha weynta SSC dibad iyo Guddaba yaa wada ujeedada kadanbaysaase maxay tahay? Farah Mireh Guddomiyaha ee beesha SSC ee Minneapolis
June 11/2010, 10:39 pm
VEDEO NAXDIN LEH OO MUUJINAYA SIDA CIIDAMADA MARAYKANKU SIDA ULA KACA AH U XASUUQAAN SHACABKA CIRAAQ (daawo).

April 6/2010, 5:40 pm
Halkan waxaad ka xayaysiisan kartaa dhamaan noocyada ganacsigaaga ee kala duwan. waxaad kaloo ka heli doontaa dhacdoyin xiiso leh oo maqal iyo muuqaalba leh
Dhacdooyin xiiso badan...